Qeexid
"Da' wax lagu fahmi karo gaarid. ld garaadayso."
[-saday, -satay]
garaads aday
garaads atay
f.mg3"Da' wax lagu fahmi karo gaarid. ld garaadayso."
Wadaag:
Kartida maskaxdu u leedahay waxgarashada; caqli; dhug.
m.l
Wadaag:
ka g.: wax gabbaad ka dhigasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(c.nafl.) Duul ka tirsan naasleyda oo ay ka mid yihiin daayeerada iyo dadka.
m.dh
Wadaag:
Wax aan caqli ku filan lahayn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
(-ro, m.l) 1.Jileec xusullada gacmuhu yeeshaan oo gadaal gacmuhu u jirdaacmaan. 2.Duuduub iyo mardimo dadka cayilani surka ku yeeshaan. 3.Dhaqdhaqaaq; dikaan.
m.dh
Wadaag:
Wax maqan daydayasho (qof).
Wax meel lagu ogaa ka doonasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-fyo, m.dh) (xis.) Jaantus muujinaya xiriirka ka dhexeeya laba tiro ama laba xaddi. Waxa la adegsadaa dhidibbo iyo kulanno.
m.l
Wadaag:
Garasho iyo caqli gaabida cidi ku sugantahay. ld garaad-xumaan.
m.dh
Wadaag: