Qeexid

"garaam atam m.l eeg mool."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garaam oo kali ah:
  • Dalalkaasi kumbuutarada uu borogaraamkani waxyeeleeyay ayaa waxaa amar lagu siiyay in ay soo guuriyaan borograam.
  • Noocyo kala duwan oo borograamkaas loogu talo galay in uu waxyeelo cumputerada ayaa hore loo arkay, waxaana la filayaa in todobaadyada iyo bilaha soo socda in ay weeraro ku soo qaadaan computerada noocyo borogaraamyo ah oo aad uga khatar weyn kuwii hore.