Qeexid
"Waxyaalo aan isku midab ekayn oo isku darsamay oo midab hor leh oo isku googoo'an yeeshay. ld galaammurux."
"Waxyaalo aan isku midab ekayn oo isku darsamay oo midab hor leh oo isku googoo'an yeeshay. ld galaammurux."
Wadaag:
Kiilo kun meelood loo qaybiyey meel ka mid ah.
Raashin, hal meel xaq u leeyahay. ld garaam, garaammo, garaan.
m.l
Wadaag:
(-fyo, m.dh) (xis.) Jaantus muujinaya xiriirka ka dhexeeya laba tiro ama laba xaddi. Waxa la adegsadaa dhidibbo iyo kulanno.
m.l
Wadaag:
Kartida maskaxdu u leedahay waxgarashada; caqli; dhug.
m.l
Wadaag:
(-ro, m.l) 1.Jileec xusullada gacmuhu yeeshaan oo gadaal gacmuhu u jirdaacmaan. 2.Duuduub iyo mardimo dadka cayilani surka ku yeeshaan. 3.Dhaqdhaqaaq; dikaan.
m.dh
Wadaag:
(-shyo, m.dh) Meesha baabuurta lagu dayac-tiro ama habeenkii la dhigto.
m.l
Wadaag:
Qof suuxay ahaansho. Tus. “Far garaarisa baa laga waayay”.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale ugu dhufasho.
Dhaaryid.
Nafley gacan wax ku yeelid. 4. Makiinad wax ku qorid. 5. Gacan kaga dhawaajin (qalab muusiko).
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
Dhir la beerto oo la cuno inta ay curdanka tahay oo aanay weli miro yeelan.
m.dh.u
Wadaag:
Ku dhufashada wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale loogu dhufto.
Nuugid badan.
ld garaacid.
m.l
Wadaag:
Da' wax lagu fahmi karo gaarid. ld garaadayso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: