Qeexid

"ld garaamme."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garaan oo kali ah:
  • Jendaye Frazer ayaa uga baaqdey kooxaha dagaalka ka wada Muqdisho in ay go'aan ku garaan sidii siyasad ahaan uga mid noqon lahayen habka nabada iyo mustaqbalka Somalia iyada oo xustey in baaqii Khartoum uu sidaas dhigayay.
  • Dowladda Jabuti aya waxaa sidoo kale ay ugu baaqday dhinacyada ku shiraya dalkeda ee kala matalaya Somalia inay heshiis dhab ah garaan, ayna ka fikiran danaha dalkoda iyo dadkooda oo xaaladoodu ay aad u adag tahay.