Qeexid
"ld garco."
[-cay, -cday]
garac2 ay
garac2 day
f.mg1"ld garco."
Wadaag:
Dhir la beerto oo la cuno inta ay curdanka tahay oo aanay weli miro yeelan.
m.dh.u
Wadaag:
(garac/-cyo, m.dh) Ilmo aan meher ku dhalan; wacal; wecel.
m.l
Wadaag:
Neef si loo xalaaleeyo hilibkiisa, cunaha mindi kaga jarid; gowrac, birays.
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
garab'aydo m.dh Cudur xoolaha ku dhaca oo garabka ka soo bixiya kasoobbax weyn oo badi ahaan dila neefka uu ku dhaco. ld garaabbiido, garabgooye.
Wadaag:
garab'aydo m.dh Cudur xoolaha ku dhaca oo garabka ka soo bixiya kasoobbax weyn oo badi ahaan dila neefka uu ku dhaco. ld garaabbiido, garabgooye.
Wadaag:
Lafta isu haysa karraysta, sararta iyo gacanta.
Baalka shimbiraha.
Kaalmo af iyo addin leh. 4. Daruura is haysta oo da'aysa.
m.l
Wadaag:
(-rco, m.l) Laabatada hoose oo gumaarka (bisqanlayda) iyo bowdadu iska galaan. ld sarcan1.
m.dh
Wadaag:
(-ro, m.l) 1.Jileec xusullada gacmuhu yeeshaan oo gadaal gacmuhu u jirdaacmaan. 2.Duuduub iyo mardimo dadka cayilani surka ku yeeshaan. 3.Dhaqdhaqaaq; dikaan.
m.dh
Wadaag:
(-cyo, m.dh) (nax.) Habdhac uu erey uga soo farcamo mid kale. Tus. “fur + e -> fure”.
m.l
Wadaag: