Qeexid

"Gabar aan meher xalaal ah ku dhalan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garacad oo kali ah:
  • Ciidmada Kumandoska Fransiiska ayaa April 2008 weerar ay ku qaaden Dooni ah kuwa lagu raaxeysto ah oo lagu haystey xeebaha Garacad ku badbaadiyey 30 shaqaale ah halka tiro burcad badeed ah kexeysteen.
  • C/casiis Aw-Yuusuf oo ah Duqa magaalada Degmada Garacad ayaa Saxaafada u sheegay in la garan waayey Meydadka 3-daasi qofood,iyadoo wararka qaar kood ay sheegayaan in ay ka mid yihiin kooxaha burcad badeeda ee Xebaha Dada Soomaaliya ka qowleysta.