Qeexid
"Wax wareegsan dilindillayn. ld garaangari, garaangiri, giraangiri, girangiri, gir"
[-iyay, -isay]
garangar yay
garangar say
f.g2"Wax wareegsan dilindillayn. ld garaangari, garaangiri, giraangiri, girangiri, gir"
Wadaag:
eeg garangari. ld garaangarin, garangaaris, garangaris, garaangirin,
m.f.dh
Wadaag:
ld garaangarid, garaangirid, giraangirid, giringirid.
m.f.dh
Wadaag:
Wax si dilindillo ah u socosho. ld garaangar2, garaangir2, giraangir2, giringir2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Bir wareegsan dhexda ka bannaan oo carruurtu ku ciyaarto.
Hab loo dego oo aqallada lagu wareejiyo xoolaha. ld garaangar, garaangir, giraan, giraangir, girangir,
m.dh
Wadaag:
Qof suuxay ahaansho. Tus. “Far garaarisa baa laga waayay”.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-nno, m.dh) Hu' hoosaad qafiif ah oo shaatiga laga hoos gashado si uu dhididka uga ilaaliyo.
m.l
Wadaag:
Wax qaarka hore midab ku leh ahaansho (ri').
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Cid, cid kale gar ka dhexeysa kala doodid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: