Qeexid
"Shilin weyn oo xoolaha waxyeeleysa."
"Shilin weyn oo xoolaha waxyeeleysa."
Wadaag:
Wax wareegsan dilindillayn. ld garaangari, garaangiri, giraangiri, girangiri, gir
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Bir wareegsan dhexda ka bannaan oo carruurtu ku ciyaarto.
Hab loo dego oo aqallada lagu wareejiyo xoolaha. ld garaangar, garaangir, giraan, giraangir, girangir,
m.dh
Wadaag:
Wax si dilindillo ah u socosho. ld garaangar2, garaangir2, giraangir2, giringir2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhagxan yaryar oo wax lagu dhiso; quruurux; jaay.
Turumbo.
m.dh
Wadaag:
Nooc kalluunka ka mid ah.
Magac meel ku yaal Iskushuban u dhow.
m.l
Wadaag:
eeg garangari. ld garaangarin, garangaaris, garangaris, garaangirin,
m.f.dh
Wadaag:
ld garaangarid, garaangirid, giraangirid, giringirid.
m.f.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Hu' hoosaad qafiif ah oo shaatiga laga hoos gashado si uu dhididka uga ilaaliyo.
m.l
Wadaag:
Wax qaarka hore midab ku leh ahaansho (ri').
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
/dh Nooc ka mid ah cawska biyaha ka dhex baxa oo dado aqallada; naqdac. ld gargeer, gargoof.
m.l
Wadaag:
Qof suuxay ahaansho. Tus. “Far garaarisa baa laga waayay”.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-tyo, m.dh) (jool.) Dhadhaabo wiriqyadeedu waaweynyihiin oo dhulka hoostiisa ku adkaata. Macaadinta “quartz” iyo “feldspar” iyo kuwo kale ayaa dhadhaabtaan laga helaa. G.ku wuxuu ka mid yahay dhadhaabaha ugu adag uguna adkaysi badan, waa kan loogu heli ogyahay dhadhaab shiileedda hoose, waana dhadhaabta ugu badan dhulka.
m.l
Wadaag:
Cid wax xusuusin.
Cid wax ka dhaadhicin.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag: