Qeexid

"Cid wax xusuusin."

Qeexid Xigta

Cid wax ka dhaadhicin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garansii oo kali ah:
  • Taariikhda rasmiga ah ee Sheekh Samaroon iyo Faraciisu mahan mid lagu soo koobi karo (Ilbaxnimada, Bulshonimo,Dhaqan,iwm) halkani base intii ilaahay naga garansiiyo ayaan halkani kaga hadli doona haduu Rabi Idmo.
  • Ilayn "topic"ga ayuu haystaaye, si hawl yar ayuu ugu biiriyay baydkan kale: waa gudhi ama waa hashaada godlee gaajiyo dhereg baa gudboonaadee Somali Ilaahow garansii.