Qeexid
"eeg garansoon. ld garansoonaansho."
"eeg garansoon. ld garansoonaansho."
Wadaag:
Wax, wax xusuusan ahaansho.
Wax, wax fahamsan ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax gardarro falay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Cid wax xusuusin.
Cid wax ka dhaadhicin.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
eeg gabran. ld gabaarnaan, gaabaarnaansho, gabra naansho.
m.f.dh
Wadaag: