Qeexid
"Geed weyn oo ka mid ah"
"Geed weyn oo ka mid ah"
Wadaag:
Lafta isu haysa karraysta, sararta iyo gacanta.
Baalka shimbiraha.
Kaalmo af iyo addin leh. 4. Daruura is haysta oo da'aysa.
m.l
Wadaag:
garab'aydo m.dh Cudur xoolaha ku dhaca oo garabka ka soo bixiya kasoobbax weyn oo badi ahaan dila neefka uu ku dhaco. ld garaabbiido, garabgooye.
Wadaag:
garab'aydo m.dh Cudur xoolaha ku dhaca oo garabka ka soo bixiya kasoobbax weyn oo badi ahaan dila neefka uu ku dhaco. ld garaabbiido, garabgooye.
Wadaag:
(-ro, m.l) 1.Jileec xusullada gacmuhu yeeshaan oo gadaal gacmuhu u jirdaacmaan. 2.Duuduub iyo mardimo dadka cayilani surka ku yeeshaan. 3.Dhaqdhaqaaq; dikaan.
m.dh
Wadaag:
Wax qaarka hore midab ku leh ahaansho (ri').
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-fyo, m.dh) (xis.) Jaantus muujinaya xiriirka ka dhexeeya laba tiro ama laba xaddi. Waxa la adegsadaa dhidibbo iyo kulanno.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Hu' hoosaad qafiif ah oo shaatiga laga hoos gashado si uu dhididka uga ilaaliyo.
m.l
Wadaag:
Kartida maskaxdu u leedahay waxgarashada; caqli; dhug.
m.l
Wadaag:
(garac/-cyo, m.dh) Ilmo aan meher ku dhalan; wacal; wecel.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) Guntiino midabbo leh oo haweenku xirtaan.
m.l
Wadaag:
gas xidid m.l (-dyo, m.dh) Kor ka bax hal unugley ah oo dhuumaysan oo ka soo baxa dubka sare ee unugga xididka. Waxa uu leeyahay derbi dhuuban oo had iyo jeer deris la ah carrada. Tiro badan oo gas xidid ah ayaa ka baxa dub duleedka, marka uu xididku sii dheeraadana waxa baaba'a gas xididka gaboobey waxaana soo baxa midcusub.
Wadaag: