Qeexid Xigta

ld garad, garowsho.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garasho oo kali ah:
  • Caamir, wuxuu intaa ku daray in dhinacooda ku dedaalayeen sidii is-afgarasho looga dhex-abuuri lahaa odayaasha, taas oo buu yidhi, sidii ugu fiicnayd ku dhammaatay.
  • Run ahaantii doonista iyo qaadashada dawladnimadu waxay ka dhasheen laablakac iyo ku dayasho cid kale, ee ma ahayn wacyi iyo garasho dadka soomaalida dabiici ugu jirey.