Qeexid
"(-nno, m.l) Awr badan oo badeeco sida; safar."
"(-nno, m.l) Awr badan oo badeeco sida; safar."
Wadaag:
(-nno, m.dh) Koob bir ah oo dheg leh oo wax lagu shubto.
m.l
Wadaag:
Wax qaarka hore midab ku leh ahaansho (ri').
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Maro dhuuban, xariir ka sameysan oo shaarka kulleetigiisa lagu xirto.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami/-aani) Neef si hilibkiisa loo cuno qalid.
f.g1
Wadaag:
Gammuunka halkiisa dambe oo jeexan oo xarigga la saaro marka la gamayo.
Labada ilig ee sare middood.
Bir, qori iwm qoroofan oo wax la suro.
m.dh
Wadaag:
Naag, nin aan qabin ula dhaqanto sida saygeeda.
ld gashaanti.
m.dh
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Awr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore iskaga xirid si aanu u kicin.
f.g1
Wadaag:
garab'aydo m.dh Cudur xoolaha ku dhaca oo garabka ka soo bixiya kasoobbax weyn oo badi ahaan dila neefka uu ku dhaco. ld garaabbiido, garabgooye.
Wadaag: