Qeexid

"Cudur lo'da garbaha kaga dhaca. ld garbaggarbow."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garbab oo kali ah:
  • Ciidamada Qalabka Sida iyo Shaqaalaha haddii loola dhaqmo sidii awr garbabeelay oo beylah laga dhigo, waxaa hubaal ah in arrintaasi ay ka dhalan doonto Cuqubo iyo Ciqaab Eebbe.