Qeexid
"U g.: cid gacmaheeda gadaal qabasho ama u xirid. ld gardadduub2."
[-bay, -btay]
garbadduub2 ay
garbadduub2 tay
f.mg1"U g.: cid gacmaheeda gadaal qabasho ama u xirid. ld gardadduub2."
Wadaag:
G. u qabo/g. u xir: qabashada cid gacmaha gadaal loo qabto ama loo xiro. ld gardadduub1.
m.l
Wadaag:
Cid gacmaheeda gadaal qabasho ahaansho. ld gardadduuban.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
eeg garbadduuban. ld garbadduubnaansho, gardadduub- naan, gardadduubnaans
m.dh
Wadaag:
Kala rayn waayidda ay kala rayn waayaan laba qof oo legdemaaya.
m.l
Wadaag:
Laba qof oo legdemaaya, kala rayn waayid.
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
Cid si ayan wax u arkin indhaha wax uga duubid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
eeg garbadhac 2 garbaggale m.l (-layaal, m.l/dh) Shaati. ld garbaggashi.
m.f.dh
Wadaag:
Mayrada halka ay ka baxdo buruq macaan oo ku jirta oo la cuno.
m.l.u
Wadaag:
Shilin cudurro badan xoolaha u keenta oo korka ku leh baro caddaan ah.
ld curdaalo. Roob bilow ah cordaalo.
m.dh
Wadaag:
/dh (-rro, m.dh/-ro, m.l) Maro jilicsan oo haweenku kor ka qaataan.
m.l
Wadaag: