Qeexid
"Laba qof oo legdemaaya, kala rayn waayid."
[-cay, -cday]
garbadhac2 ay
garbadhac2 day
f.g1"Laba qof oo legdemaaya, kala rayn waayid."
Wadaag:
Kala rayn waayidda ay kala rayn waayaan laba qof oo legdemaaya.
m.l
Wadaag:
eeg garbadhac 2 garbaggale m.l (-layaal, m.l/dh) Shaati. ld garbaggashi.
m.f.dh
Wadaag:
(-cay, -cday; -dhici) Labo qof, koox ama ka badan tartan ku kala badin waayid. ld barbarradhac2.
f.mg1
Wadaag:
Dhir la beerto oo la cuno inta ay curdanka tahay oo aanay weli miro yeelan.
m.dh.u
Wadaag:
U g.: cid gacmaheeda gadaal qabasho ama u xirid. ld gardadduub2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
G. u qabo/g. u xir: qabashada cid gacmaha gadaal loo qabto ama loo xiro. ld gardadduub1.
m.l
Wadaag:
Shilin cudurro badan xoolaha u keenta oo korka ku leh baro caddaan ah.
ld curdaalo. Roob bilow ah cordaalo.
m.dh
Wadaag:
Cid gacmaheeda gadaal qabasho ahaansho. ld gardadduuban.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
(-cay, -cday; -dhici) Xoolo meel biyo leh ka harqasho.
f.mg1
Wadaag:
/dh (-rro, m.dh/-ro, m.l) Maro jilicsan oo haweenku kor ka qaataan.
m.l
Wadaag:
(f.g) Hanti cid kale leedahay si xoog iyo sharcidarro ah ku qaadid.
(f.g) La dh.: ul, karbaash, gacan iwm wax ku garaacid.
(f.g) Dhurwaa habeen xero xoolo ku jiraan weerarid. 4. (f.mg) Wax meel sare ka soo dillaamid. 5. (f.mg) Ku dh.: imtixaan ku gudbi waayid. 6. (f.mg) Qorrax, dayax iwm godgelid. 7. (f.mg) Wax waqti loogu talaggalay dhammaysasho. 8. (f.mg) Dabayl xoog u socosho. 9. (f.mg) Xabbad iwm qarxasho. 10. (f.mg) Wax culus oo aan la filayn soo kordhid. 11. (f.mg) La dh.: wax si aad ah ugu bogid. 12. (f.mg) Ku dh.: wax aan laga fiirsan falid. 13. (f.mg) Ku dh.: dhar iwm lebbisasho. 14. U dh.: si dhuumasho ah wax u boobid. 15. (f.mg) Biyo aan loo miyayn cabbid (xoolo).
f.g
Wadaag:
Gabar la guursanayo xoog kula bixid. ld duud garaac2.
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
eeg garbadduuban. ld garbadduubnaansho, gardadduub- naan, gardadduubnaans
m.dh
Wadaag:
(-ryo, m.dh) Bayd faal, oo manjaha iyo tan ka sarreysa min hal ka ah, madaxa iyo tan ka hoosaysana min labo.
m.l
Wadaag: