Qeexid
"ld garbasaarasho."
"ld garbasaarasho."
Wadaag:
/dh (-rro, m.dh/-ro, m.l) Maro jilicsan oo haweenku kor ka qaataan.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Qaybaha waaweyn ee taliska dawlad u qaybsamo oo wasiir u madax yahay middood; wasaaro.
m.dh
Wadaag:
Shilin cudurro badan xoolaha u keenta oo korka ku leh baro caddaan ah.
ld curdaalo. Roob bilow ah cordaalo.
m.dh
Wadaag:
(-ro, m.l) 1.Jileec xusullada gacmuhu yeeshaan oo gadaal gacmuhu u jirdaacmaan. 2.Duuduub iyo mardimo dadka cayilani surka ku yeeshaan. 3.Dhaqdhaqaaq; dikaan.
m.dh
Wadaag:
Kartida maskaxdu u leedahay waxgarashada; caqli; dhug.
m.l
Wadaag:
Maro iwm oo marka culays la qaadayo garabka la saarto si culeyska la iskaga xajiyo.
m.l
Wadaag:
(-ryo, m.dh) Bayd faal, oo manjaha iyo tan ka sarreysa min hal ka ah, madaxa iyo tan ka hoosaysana min labo.
m.l
Wadaag:
Qof suuxay ahaansho. Tus. “Far garaarisa baa laga waayay”.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag: