Qeexid
"Geed cadaadka u eg kase weyn."
"Geed cadaadka u eg kase weyn."
Wadaag:
Cid, garab ku riixid.
Wax, garab ku qaadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Arrin la isku hayo cid kala doodid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xiddigaha dallaallida u horreeya oo u dhexeeya dirirka iyo bayaxawda.
m.l
Wadaag:
Meel godan oo biyo ku jiraan oo qusur ah oo ay sameeyaan biyaha kor ka soo dhaca; galxiddigaale.
m.dh
Wadaag:
Dood loogu xaqsoorayo laba dhinac oo arrin isku haya.
Daw; xaq.
m.dh
Wadaag:
Timaha ka baxa dhabannada iyo daamanka ragga.
Halka ay isaga yimaadaan labada daan.
Garraarka haweenka guntintiisa. 4. Dhan, dhinac. 5. Xarig adag oo awrta lagu raro. 6. Wadnaha intiisa adag oo baruurta yeelata. ld ger.
m.l
Wadaag:
Shilin cudurro badan xoolaha u keenta oo korka ku leh baro caddaan ah.
ld curdaalo. Roob bilow ah cordaalo.
m.dh
Wadaag:
Caaradda ama afka astaan ama midab gaar ah uga yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
/dh (-rro, m.dh/-ro, m.l) Maro jilicsan oo haweenku kor ka qaataan.
m.l
Wadaag:
garab'aydo m.dh Cudur xoolaha ku dhaca oo garabka ka soo bixiya kasoobbax weyn oo badi ahaan dila neefka uu ku dhaco. ld garaabbiido, garabgooye.
Wadaag: