Qeexid
"Geed boqoshaaga u eg oo badanaaba dundumooyinka ka baxa."
Qeexid Xigta
Magac loogu yeero qof leh gar dhuuban sida midka ceesaanka.
"Geed boqoshaaga u eg oo badanaaba dundumooyinka ka baxa."
Magac loogu yeero qof leh gar dhuuban sida midka ceesaanka.
Wadaag:
Wax xooggan oo adkaysi leh.
Geel aan irmaanayn.
G. ah: wax aad u badan.
m.l
Wadaag:
Nin xeerarka iyo dhaqammada bulshada ku xeeldheer.
Qof sharciga dawliga ah aqoon u leh.
m.l
Wadaag:
Meher la'aan uuraysasho. ld garac2.
f.mg3
-caday, -catay
Wadaag:
Bariid ama baasto aan sanuunad ama suugo lahayn oo caano ama iidaan kale lagu daray. ld gaarcadde.
m.l
Wadaag: