Qeexid
"Xabad; gaaddo; laab."
"Xabad; gaaddo; laab."
Wadaag:
Si loo xambaaro, ilmo afartan beri jirey lugaha u kala bixin; bannaanbixin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Kartida maskaxdu u leedahay waxgarashada; caqli; dhug.
m.l
Wadaag:
Libaax badeedka jaad ka mid ah oo leh oogo xaleefsan oo u eg shimbir duulaya iyo dabo sida xarig yar u dhuuban.
m.l
Wadaag:
Xumaan aan la mutaysan oo qof, qof kale ku sameeyo; gef; gaboodfal. ld gardarri.
m.dh
Wadaag:
Wax gardarro falay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Bil bilatay kaddib markay u buuxsameen soddon beri bishii ka horreysay.
m.l
Wadaag:
Ku g.: waxaan gar ahayn qof ku samayn.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Dhogorta geela markaa dhasha.
G. ah: timo jilicsan.
m.dh.u
Wadaag: