Qeexid

"eeg gardaadi. ld gardaadis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gardaadin oo kali ah:
  • Hal Abuur Caasha Luul Maxamuud iyo Maxamed Baashe X. Xasan oo gardaadinayay barnaamijka Caasha Luul Maxamuud ayaa loo doortay in lagu faaqido hal abuurkeeda xafladda labaad ee la filayo in la qabto sannadka dambe bishiisa koowaad.
  • Ujeeddada bandhig suugaaneedkan ayaa waxa uu ahaa mid lagu gardaadinayay, laguna dhiiiri gelinyay suugaanta abwaanka da’da yar ee Cabdiraxmaan Ibraahim Abees oo ka mid ah dhalinyarada qurbaha ku kortay, kuna barbaaray.