Qeexid

"Wax gardarro falay ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gardaran oo kali ah:
  • Markii mu’miniinta iska xilsaaraan dhexdhexaadinta qolooyinka is heysta, wadahadalo la sameeyo, la is hor fadhiisto, waxa la isku hesytana la caddeeyo, waa qolo ayaa gardaran ama qolo ayaa toosan.
  • Wadahadalka dawladda iyo maxkamadaha ee Khartuum: Qaadirkow ka dhig mid najaxa Yaa garsoore noqonaya oo ciqaabaya kii gardaran Maxkamadaha iyo dawladda dhexe.