Qeexid
"Bil bilatay kaddib markay u buuxsameen soddon beri bishii ka horreysay."
"Bil bilatay kaddib markay u buuxsameen soddon beri bishii ka horreysay."
Wadaag:
Dhogorta geela markaa dhasha.
G. ah: timo jilicsan.
m.dh.u
Wadaag:
Sh. ah: wax markuu sidkiisii dhammaystay dhashay (ilmo, bil).
m.l.kh
Wadaag:
Kartida maskaxdu u leedahay waxgarashada; caqli; dhug.
m.l
Wadaag:
Mayrada halka ay ka baxdo buruq macaan oo ku jirta oo la cuno.
m.l.u
Wadaag:
G. ah: qof aan garta qaadan in lala garramana oggolayn.
Rati aan oggolayn in la hoggaamiyo.
Neef qof uu yaqaan mooyee qof kala uusan lisi karin.
m.l
Wadaag:
Xumaan aan la mutaysan oo qof, qof kale ku sameeyo; gef; gaboodfal. ld gardarri.
m.dh
Wadaag: