Qeexid

"(-iyo, m.dh) Weel xoola lagu maalo. ld gerdi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gardi oo kali ah:
  • Riwaayadda magaceeda la yidhaahdo Gardiid waa alla diid waxa hal abuurkeeda lahaa abwaanka la yidhaahdo Saxardiid Maxamed, wuxuuna sameeyey sanadkii 1959-kii waana riwaayadii u horeysay ee uu sameeyo Abwaanku.
  • Saxardiid: Waxaa magaceeda la odha jiray "Gardiid waa Alla diid", waxaanan sameeyay 1959kii.