Qeexid
"Midabka fiilka iyo caddaanka u dhexeeya."
"Midabka fiilka iyo caddaanka u dhexeeya."
Wadaag:
Biyo roob.
Biyo macaan oo aan cusbo lahayn.
X. ah: midab casaan furan ah.
m.dh
Wadaag:
U g.: nin iyo naag aan isqabin isu geyn.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (c.nafl) Dhuun dhiigga ugu weyn ee laga helo lafdhabarleyda sare, kaas oo ka qaada dhiigga ogsajiinta leh wadnaha dhinaca caloolyarada bidix.
m.l
Wadaag:
Qaab maro, harag, iwm oo la dhuubay oo si gudub ah loogu xiro sararta hal gacan iyo degta gacanta kale.
m.l
Wadaag:
Tubaako shiidan oo xaashi qafiif ah lagu shubay oo la qiijiyo. ld sigaar sakati1 m.dh Cabsi yar shaki.
m.l
Wadaag:
Timaha ka baxa dhabannada iyo daamanka ragga.
Halka ay isaga yimaadaan labada daan.
Garraarka haweenka guntintiisa. 4. Dhan, dhinac. 5. Xarig adag oo awrta lagu raro. 6. Wadnaha intiisa adag oo baruurta yeelata. ld ger.
m.l
Wadaag:
Dood loogu xaqsoorayo laba dhinac oo arrin isku haya.
Daw; xaq.
m.dh
Wadaag:
Caaradda ama afka astaan ama midab gaar ah uga yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-do, m.l) Nooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo laamo leh oo dhulka ka kacsan.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Heerkulka uu cadaadiska uumiga hoorku le'egyahay cadaadiska atmoosfeerka, taas oo uumibaxu ka muuqdo hoorka dhammaantiis.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (baay.) Dareenka urta ama dariiqadda wax lagu uriyo; tani oo lagu helo qaabilayaasha urta ama qaabilayaasha ku jira organnada ureed, sida sanka, kuwaas oo xasaasi u ah hawada ama kiimikooyinka ka dhasha biyaha. Nashaadinta qaabilayaashaasi waxay sababtaa inay u gudbiso wararka maskaxda iyaga oo sii maraya dariiqa dareen wadaha ureed.
m.l
Wadaag: