Qeexid
"(daaw.) Habab takhtareed oo la adeegsado marxaladaha lama filaanka ah dhakhsana u baahan si loogu gargaaro qof dhaawacmay ama buka inta an isbitalka la jiifin."
"(daaw.) Habab takhtareed oo la adeegsado marxaladaha lama filaanka ah dhakhsana u baahan si loogu gargaaro qof dhaawacmay ama buka inta an isbitalka la jiifin."
Wadaag:
Kaalmo wax ku ool ah oo dhaqso leh.
G.ka degdegga ah: kalkaalo caafimaadka dhaqsaha leh oo loo galo qofka jirradu ku soo booddo ama shil ku dhaawacma. ld gargaarsimo, gergaar1.
m.l
Wadaag:
U g.: cid taakulayn. ld gergaar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xuub ku dahaaran ilmo dhashay.
Dhiil, abxad iwm wax korka looga dahaaro.
Urun.
m.l
Wadaag:
(-ro, m.l) 1.Jileec xusullada gacmuhu yeeshaan oo gadaal gacmuhu u jirdaacmaan. 2.Duuduub iyo mardimo dadka cayilani surka ku yeeshaan. 3.Dhaqdhaqaaq; dikaan.
m.dh
Wadaag:
Si dhaqsiya ah wax u qabasho. ld deddeg2.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Dhaqsiyaha wax lagu qabto.
D. ah: wax si kedis ah u yimaada. ld deddeg1, deddegsiinyo, degdegsiinyo.
m.l
Wadaag:
U g.: laba qof ama ka badan oo wax isku haysta dhexdhexaadin.
f.mg2
-ooyay, -ooysay
Wadaag:
/dh Nooc ka mid ah cawska biyaha ka dhex baxa oo dado aqallada; naqdac. ld gargeer, gargoof.
m.l
Wadaag:
Dhexdhexaadinta la dhexdhexaadiyo laba qof oo gar isku haysta.
m.dh
Wadaag:
Webi, war, haro iwm labadooda dhan isaga gudbin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: