Qeexid
"U g.: cid taakulayn. ld gergaar2."
[-ray, -rtay]
gargaar2 ay
gargaar2 tay
f.mg1"U g.: cid taakulayn. ld gergaar2."
Wadaag:
Kaalmo wax ku ool ah oo dhaqso leh.
G.ka degdegga ah: kalkaalo caafimaadka dhaqsaha leh oo loo galo qofka jirradu ku soo booddo ama shil ku dhaawacma. ld gargaarsimo, gergaar1.
m.l
Wadaag:
Dood loogu xaqsoorayo laba dhinac oo arrin isku haya.
Daw; xaq.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Habab takhtareed oo la adeegsado marxaladaha lama filaanka ah dhakhsana u baahan si loogu gargaaro qof dhaawacmay ama buka inta an isbitalka la jiifin.
m.l
Wadaag:
Dambas noqosho (dab).
Si ba'an u gubasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xuub ku dahaaran ilmo dhashay.
Dhiil, abxad iwm wax korka looga dahaaro.
Urun.
m.l
Wadaag:
Wax si dilindillo ah u socosho. ld garaangar2, garaangir2, giraangir2, giringir2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ka g.: wax ka jibakeenid; ka salgaarid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.g) Meel tegid.
(f.g) Cid, cid ka horreysa ka daba tegid.
(f.g) Jir cananno ku suntid. 4. (f.g) Dhiil, abxad iwm dahaarid. 5. (f.mg) Wax, wax ku filnaansho.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax cid si gooni ah u khuseeya.
Qof loo xilsaaray, inuu ilaaliyo xafiis, dukaan iwm.
G. ah: khaas ah.4. Dhaawac callirsan.
m.l
Wadaag: