Qeexid
"U g.: cid xumaan laga galay u hoysasho si loo raali geliyo."
[-ooday, -ootay]
gargelyo oday
gargelyo otay
f.mg3"U g.: cid xumaan laga galay u hoysasho si loo raali geliyo."
Wadaag:
Garawsashada cid xumaan laga galay la garawsado iyadoo loo hoyanayo.
m.dh
Wadaag:
U g.: laba qof ama ka badan oo wax isku haysta dhexdhexaadin.
f.mg2
-ooyay, -ooysay
Wadaag:
Walbahaar daran lahaansho.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
/dh Nooc ka mid ah cawska biyaha ka dhex baxa oo dado aqallada; naqdac. ld gargeer, gargoof.
m.l
Wadaag:
Kaalmo wax ku ool ah oo dhaqso leh.
G.ka degdegga ah: kalkaalo caafimaadka dhaqsaha leh oo loo galo qofka jirradu ku soo booddo ama shil ku dhaawacma. ld gargaarsimo, gergaar1.
m.l
Wadaag:
Webi, war, haro iwm labadooda dhan isaga gudbin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
U g.: cid taakulayn. ld gergaar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhexdhexaadinta la dhexdhexaadiyo laba qof oo gar isku haysta.
m.dh
Wadaag:
Webi, haro, war iwm labadeeda dacal isaga gudbid.
f.mg1
-dbay, -dubtay, -dbi
Wadaag: