Qeexid
Qof dacwo uga rayn.
[-elay, -eshay]
f.mg1Qof dacwo uga rayn.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg garhel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -yay, -ysay
Qeexid: Awr hoggaamin; dad ama wax kale hogaamin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -elay, -eshay
Qeexid: Ka w.: cid wax aysan horayn u ogeyn helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Caaradda ama afka astaan ama midab gaar ah uga yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dood loogu xaqsoorayo laba dhinac oo arrin isku haya.
Qeexid Xigta: Daw; xaq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Timaha ka baxa dhabannada iyo daamanka ragga.
Qeexid Xigta: Halka ay isaga yimaadaan labada daan.
Qeexid Kale: Garraarka haweenka guntintiisa. 4. Dhan, dhinac. 5. Xarig adag oo awrta lagu raro. 6. Wadnaha intiisa adag oo baruurta yeelata. ld ger.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg garhay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax fahmid.
Qeexid Xigta: Wax aqoonsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Gaarhaye ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Riyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Gacanqabasho; taageero siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Garab u noqod; taageero; hiillo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Meel godan oo biyo ku jiraan oo qusur ah oo ay sameeyaan biyaha kor ka soo dhaca; galxiddigaale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -caday, -catay
Qeexid: Meher la'aan uuraysasho. ld garac2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Weel xoola lagu maalo. ld gerdi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg gar3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (muus.) Qalab yar oo ka sameysan gees lo'aad, oo lagu garaaco xargaha shareerada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: Badar aan aad u bislaan.
Qeexid Xigta: Shaah caddays ku yar yahay.
Qeexid Kale: Miro aan aad u bislaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nooc kalluunka ka mid ah oo badda ku nool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhagxan yaryar oo wax lagu dhiso; quruurux; jaay.
Qeexid Xigta: Turumbo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]