Qeexid
"Dhaxan ama jirro oo jirku la ruxdo."
Qeexid Kale
ld gariirid.
Qeexid Xigta
ld gallayr.
"Dhaxan ama jirro oo jirku la ruxdo."
ld gariirid.
ld gallayr.
Wadaag:
Abaar daran.
Turriinsho la'aan; naxdiin la'aan. ld geseriir1.
m.l
Wadaag:
Cabsi, dhaxan iwm awgeed la ruxasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-do, m.l) Qeybta kor iyo hoos u loodsami karta ee kor u haysa qeybta sare ee baabuurka; moollo.
m.dh
Wadaag:
Qori yar kankoonsan, af dhuuban, oo caruurta sibirka ku wareejiyaan iyaga oo xarig la dhacaya; dhulmad.
m.l
Wadaag:
Timaha ka baxa dhabannada iyo daamanka ragga.
Halka ay isaga yimaadaan labada daan.
Garraarka haweenka guntintiisa. 4. Dhan, dhinac. 5. Xarig adag oo awrta lagu raro. 6. Wadnaha intiisa adag oo baruurta yeelata. ld ger.
m.l
Wadaag:
Googo' laga jaro weel, maro si afkeedu u sinnaado.
Cayil ay keento dhalid la'aantu.
m.l
Wadaag:
Madow iyo caddaan si isle'eg isuga jira; jiir.
Dhogor dhaadheer oo orgida, dameeraha, biciidka iwm tunkooda ka baxda.
Wejitub; biriir; u furuqdhoon.
m.l
Wadaag: