Qeexid
"Qandho, xummad iyo gariir badan oo duumo keento."
"Qandho, xummad iyo gariir badan oo duumo keento."
Wadaag:
Dhaxan ama jirro oo jirku la ruxdo.
ld gallayr.
ld gariirid.
m.l
Wadaag:
Cabsi, dhaxan iwm awgeed la ruxasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-do, m.l) Qeybta kor iyo hoos u loodsami karta ee kor u haysa qeybta sare ee baabuurka; moollo.
m.dh
Wadaag:
Qori yar kankoonsan, af dhuuban, oo caruurta sibirka ku wareejiyaan iyaga oo xarig la dhacaya; dhulmad.
m.l
Wadaag:
(jool.) Aalad lagu kaydiyo naxdinta dhulgariirka.
m.l
Wadaag:
Wax abaar darani heshay ahaansho.
Wax aan raxmad lahayn noqosho. ld geseriir2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Abaar daran.
Turriinsho la'aan; naxdiin la'aan. ld geseriir1.
m.l
Wadaag: