Qeexid
"Orod iyo durduro farduhu sameeyaan waqtiga barwaaqada ah."
Qeexid Kale
ld garmaamayn.
Qeexid Xigta
Dhoollatusad.
"Orod iyo durduro farduhu sameeyaan waqtiga barwaaqada ah."
ld garmaamayn.
Dhoollatusad.
Wadaag:
Garmaame samayn (faras).
Dhoolla tusad samayn.
f.mg2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Cid, cid kale gar ka dhexeysa kala doodid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Kiilo kun meelood loo qaybiyey meel ka mid ah.
Raashin, hal meel xaq u leeyahay. ld garaam, garaammo, garaan.
m.l
Wadaag:
Nin da'diisu u dhaxeyso soddon ilaa afartan jir. ld garmadoobe.
m.l.u
Wadaag:
G. ah: qof madax adag oo aan gar qaadan.
Bud gaaban, xooggan, labada dhinac ka fiiqan, oo wax lagu halgaado.
m.l
Wadaag:
/dh Nin weyn oo aan gar u soo bixin. ld garmalleyti.
m.l
Wadaag:
(-yo, m.dh) (baay.) Unug taran oo dhex gala gaamayt kale, si uu u abuuro bacrimane.
m.l
Wadaag: