Qeexid
"Cid, cid kale gar ka dhexeysa kala doodid."
[-iyay, -isay]
garmar yay
garmar say
f.g2"Cid, cid kale gar ka dhexeysa kala doodid."
Wadaag:
Qof suuxay ahaansho. Tus. “Far garaarisa baa laga waayay”.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nin da'diisu u dhaxeyso soddon ilaa afartan jir. ld garmadoobe.
m.l.u
Wadaag:
Orod iyo durduro farduhu sameeyaan waqtiga barwaaqada ah.
Dhoollatusad.
ld garmaamayn.
m.l
Wadaag:
U g.: cid garraar u xirid (haween).
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax wareegsan dilindillayn. ld garaangari, garaangiri, giraangiri, girangiri, gir
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhagxan yaryar oo wax lagu dhiso; quruurux; jaay.
Turumbo.
m.dh
Wadaag:
Garmaame samayn (faras).
Dhoolla tusad samayn.
f.mg2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Hilib, masaggo iwm biyo ku karin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
G. ah: qof madax adag oo aan gar qaadan.
Bud gaaban, xooggan, labada dhinac ka fiiqan, oo wax lagu halgaado.
m.l
Wadaag:
Dad horumar gaarsiin.
Cid safka hore gelin.
Lacag iwm cid hore u siin. ld hoummari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: