Qeexid

"(-llo, m.dh) Bambo yar oo gacanta lagu tuuro."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garnayl oo kali ah:
  • Goobta ay ku yaalaan xarumahaan ayay sheegtay hay'adu inay yihiin kuwo ay rabshadaha iyo dagaaladu kusoo laalaabteen, waxayna sheegtay in mararka qaarkood lagu soo tuuraan xarumahaas caafimaad garnaylo.
  • Dhanka kale, garnayl kuwa gacanta laga tuuro ah ayaa lala beegsaday ciidamo Somali ah oo marayay suuqa Towfiiq, waxaana rasaas ay ciidamadu ku jawaabeen ku dhintay ruux rayid ah.