Qeexid Xigta
ld garnaq1 (2).
ld garnaq1 (2).
Wadaag:
(muus.) Qalab yar oo ka sameysan gees lo'aad, oo lagu garaaco xargaha shareerada.
m.l
Wadaag:
Dhexdhexaadin loo sameeyo dad wax isku haya.
ld garniqid.
m.l
Wadaag:
(-qay, -qday; -niqi) U g.: laba qof oo wax isku haya dhexdhexaadin.
f.mg1
Wadaag:
G. ah: qof aan garta qaadan in lala garramana oggolayn.
Rati aan oggolayn in la hoggaamiyo.
Neef qof uu yaqaan mooyee qof kala uusan lisi karin.
m.l
Wadaag: