Qeexid

"(-bbo, m.dh) Haweeney la furay ama ninkeedu dhintay."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garoob oo kali ah:
  • Munaasibadaasi loogu diyaar garoobayo xuska dhalashada rasuulkeenii Muxamed (SCW) ayaa waxa ka soo qaybgalay boqolaal ka tirsan culimada Somaliland, madaxdhaqameedyo iyo dadwayne farabadan oo iskaga kala yimid gobollada Maroodijeex, Awdal iyo Gabiley.
  • Sidoo kale waxaa uu ugu baaqay muqaawamada dhamaan inay dagaal ka dhan ah Midowgha Afrika askatooda u diyaar garoobaan iyo sidoo kale ciidamo uu sheegay inay Qaramada Midoobey keeni rabto.