Qeexid
"eeg garooco."
"eeg garooco."
Wadaag:
Wax, wax in yar laga gooyay ahaansho.
Wax, wax ka maqan.
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
Wax is haysta in yar ka goosasho.
f.g3
-cday, -catay
Wadaag:
Wax is haysta in yar ka goyn.
Wax, wax ka maqan ka dhigid.
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
In yar oo wax is haysta laga gooyay.
Wax aan kaamil ahayn.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax la fasilay xirasho.
(f.g) Wax la tolay xirasho (kabo iwm).
(f.lg) Wax gudihiisa, wax ku ridasho.
f.g
-shaday, -shatay
Wadaag: