Qeexid

"Madax, timo ka muldhisasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garoomo oo kali ah:
  • Inuu isku maqiiqo madaarka Baqdaad oo col iyo ciidan saayid ah cir iyo dhulba ku cidhbiyo, garoomo kalena ka samaysto meel ka guuraa ah oo Naajid agteeda ah, kaas oo uu doonayo inuu u soo rarto saanad iyo agabkii Turkiga kaga habsaamay.
  • Wasiirku wuxuu sheegay in xubnahan oo gaaraya 12-qof ay ka heleen sirdoonka DF inay dalka soo galeen, ayna kasoo dageen garoomo iyo dekedo ku yaala dhinaca koonfureed ee Somalia oo ay gacanta ku hayaan Ururka Al-Shabaab iyo Xisbul Islam.