Qeexid
ld garoomanaan.
ld garoomanaan.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: /dh ld garoomanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg garoocan. ld garooc- naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg garooman. ld garoomanaansho, garoonnaan, garoon naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -may, -ntay
Qeexid: Dhul geedo ka dhammayn.
Qeexid Xigta: Madax timo ka murxin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Neef lo' ama riyo ah oo aan geeso lahayn; seenyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Barxad weyn, bannaan oo siman. Tus. “G.ka kubbadda; g.ka dayuuradaha”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg ganan. ld gannaansho, gennaan, gennaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg garruuman. ld garruunnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax aan geeso lahayn ahaansho (neef riyo ama lo' ah).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -cnaa, -cnayd
Qeexid: Wax, wax in yar laga gooyay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax, wax ka maqan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg garansoon. ld garansoonaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg gaannan. ld gaannanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld garoocnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Wax is haysta in yar ka goyn.
Qeexid Xigta: Wax, wax ka maqan ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-bbo, m.dh) Haweeney la furay ama ninkeedu dhintay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: In yar oo wax is haysta laga gooyay.
Qeexid Xigta: Wax aan kaamil ahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Caano lo'aad ama ari fadhi ah oo aan subag laga saarin.
Qeexid Xigta: Ciir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Fadhi aan subag laga saarin noqosho (caano lo'aad ama ari).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld garaamme.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg garaacan. ld garaac naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]