Qeexid
"Fadhi aan subag laga saarin noqosho (caano lo'aad ama ari)."
[-ray, -rtay]
garoor2 ay
garoor2 tay
f.mg1"Fadhi aan subag laga saarin noqosho (caano lo'aad ama ari)."
Wadaag:
Caano lo'aad ama ari fadhi ah oo aan subag laga saarin.
Ciir.
m.l
Wadaag:
Si aan eex lahayn wax u xukumid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-shayaal, m.l/dh) Geedgaab laanlaan u baxa, qodxo yaryar oo miro lacuno leh oo macaan.
m.l
Wadaag:
Nafley biyodoonasho.
Nafley meel sare ka soo degid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax is haysta in yar ka goyn.
Wax, wax ka maqan ka dhigid.
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
(-nno, m.dh) Barxad weyn, bannaan oo siman. Tus. “G.ka kubbadda; g.ka dayuuradaha”.
m.l
Wadaag:
In yar oo wax is haysta laga gooyay.
Wax aan kaamil ahayn.
m.l
Wadaag:
Wax is haysta in yar ka goosasho.
f.g3
-cday, -catay
Wadaag:
Qaylo dheer cataw iyo ilmo leh oo ay haweenku sameeyaan marka ay dhibaato la kulmaan.
Meseggo aan bislaan oo sabuul ku taal.
m.dh
Wadaag:
Xarig, maro, iwm marooq yeelasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhul geedo ka dhammayn.
Madax timo ka murxin.
f.g1
-may, -ntay
Wadaag: