Qeexid
"Hilib, masaggo iwm biyo ku karin."
[-iyay, -isay]
garowkar yay
garowkar say
f.g2"Hilib, masaggo iwm biyo ku karin."
Wadaag:
Badar aan aad u bislaan.
Shaah caddays ku yar yahay.
Miro aan aad u bislaan.
m.l.kh
Wadaag:
Qof suuxay ahaansho. Tus. “Far garaarisa baa laga waayay”.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cid, cid kale gar ka dhexeysa kala doodid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax inuu daw yahay aqoonsasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax wareegsan dilindillayn. ld garaangari, garaangiri, giraangiri, girangiri, gir
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
U g.: cid garraar u xirid (haween).
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhagxan yaryar oo wax lagu dhiso; quruurux; jaay.
Turumbo.
m.dh
Wadaag: