Qeexid
Cid, gef ay gashay aqoonsasho.
[-aatay, -aadatay]
f.mg3Cid, gef ay gashay aqoonsasho.
Fal / verb
f.g
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: (f.g) Wax hoggaamin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Laba qof ama ka badan oo is haysta u garniqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld garqaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld garqaad1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld garqaadasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Asluub; dhaqan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg garqaado. ld garqaadad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -atay, -adatay
Qeexid: Wax si gaar ah u qiimeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -atay, -adatay
Qeexid: Wax gaadmo ku dilid ama ku qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: U xaqsooridda, laba qof ama ka badan oo wax isku haya loo xaqsooro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -atay, -adatay
Qeexid: Badeeco lacag ku baddalasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -aatay, -aadatay
Qeexid: Ka a.: meel jahadeeda meel kale uga tilmaanqaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: U g.: laba qof ama ka badan oo wax isku haya u garniqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -aatay, -aadatay
Qeexid: Wax meel yiil meel kale geysasho.
Qeexid Xigta: Wax milkintooda la wareegid.
Qeexid Kale: Talo, fikrad, dawo iwm ku dhaqmid. 4. U q.: wax si gaar ah u aqoonsasho, u malayn. 5. Naag guursasho. 6. U q.: wax,wax kale ku gudasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Murug; qas.
Qeexid Xigta: Xirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld garqaybin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg garqaybi. ld garqaybis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Kartida maskaxdu u leedahay waxgarashada; caqli; dhug.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Xabad.
Qeexid Xigta: (-ooyin, m.l) Ulo af dhuuban lehoo shacdurka lagu ciyaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Nin qolo madax u ah; ugaas; wabar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld warqad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]