Qeexid
"eeg garqaybi. ld garqaybis."
"eeg garqaybi. ld garqaybis."
Wadaag:
U g.: laba qof ama ka badan oo wax isku haya u garniqid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
U xaqsooridda, laba qof ama ka badan oo wax isku haya loo xaqsooro.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax hoggaamin.
(f.mg) Laba qof ama ka badan oo is haysta u garniqid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Cid, gef ay gashay aqoonsasho.
f.mg3
-aatay, -aadatay
Wadaag:
(xis.) Astaanta :. Xisaabfalka labaale ee lagu helo qaybta laba xaddi (tiro). Isuqaybinta waa xisaabfalka weydaarka u ah iskudhufashada.
m.dh
Wadaag: