Qeexid
"U g.: cid garraar u xirid (haween)."
[-iyay, -isay]
garraar yay
garraar say
f.mg2"U g.: cid garraar u xirid (haween)."
Wadaag:
Guntinta isu haysa labada dacal ee sare ee guntiino iwm.
Dagta laga xirto guntiino iwm. ld garxir.
m.l
Wadaag:
Qof suuxay ahaansho. Tus. “Far garaarisa baa laga waayay”.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Isku xiridda labada dacal oo garraarka. ld garraarixid.
m.l
Wadaag:
(-ryo, m.dh) Bayd faal, oo manjaha iyo tan ka sarreysa min hal ka ah, madaxa iyo tan ka hoosaysana min labo.
m.l
Wadaag:
Dhagxan yaryar oo wax lagu dhiso; quruurux; jaay.
Turumbo.
m.dh
Wadaag:
(-ro, m.l) 1.Jileec xusullada gacmuhu yeeshaan oo gadaal gacmuhu u jirdaacmaan. 2.Duuduub iyo mardimo dadka cayilani surka ku yeeshaan. 3.Dhaqdhaqaaq; dikaan.
m.dh
Wadaag: