Qeexid
"ld garraarsasho."
"ld garraarsasho."
Wadaag:
Guntinta isu haysa labada dacal ee sare ee guntiino iwm.
Dagta laga xirto guntiino iwm. ld garxir.
m.l
Wadaag:
U g.: cid garraar u xirid (haween).
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Isku xiridda labada dacal oo garraarka. ld garraarixid.
m.l
Wadaag:
(-ryo, m.dh) Bayd faal, oo manjaha iyo tan ka sarreysa min hal ka ah, madaxa iyo tan ka hoosaysana min labo.
m.l
Wadaag:
(-ro, m.l) 1.Jileec xusullada gacmuhu yeeshaan oo gadaal gacmuhu u jirdaacmaan. 2.Duuduub iyo mardimo dadka cayilani surka ku yeeshaan. 3.Dhaqdhaqaaq; dikaan.
m.dh
Wadaag:
Cid wax ay ka cabanayso uga garaabid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Ammaano meel loo rabo geyn.
Cid meel geyn.
Wax, cid si habboon ugu qaybin.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag: