Qeexid
"gahayr"
"gahayr"
Wadaag:
Guntinta isu haysa labada dacal ee sare ee guntiino iwm.
Dagta laga xirto guntiino iwm. ld garxir.
m.l
Wadaag:
U g.: cid garraar u xirid (haween).
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Isku xiridda labada dacal oo garraarka. ld garraarixid.
m.l
Wadaag:
(-ryo, m.dh) Bayd faal, oo manjaha iyo tan ka sarreysa min hal ka ah, madaxa iyo tan ka hoosaysana min labo.
m.l
Wadaag:
Dood loogu xaqsooray laba dhinac oo arrin isku haaya.
ld garramid.
m.l
Wadaag:
Galab meel u socosho. ld carrow (2).
f.mg1
-aabay, -aabtay
Wadaag:
Nooc cawska xooluhu daaqaan ka mid ah.
Gebi leh cusbo xooluhu ka leefaan. ld garrow.
m.l
Wadaag:
(-raabay, -rowday; -raabi) U g.: qof wax sameeyey, arrinta ama sababta ku jiidey, inaan laga fursan karin oo ay garti ahayd aqoonsasho, u qirid.
f.mg1
Wadaag: