Qeexid

"Dood loogu xaqsooray laba dhinac oo arrin isku haaya."

Qeexid Xigta

ld garramid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garran oo kali ah:
  • Waxa aad iyo aad muhiim u ah in aynu garranno ahammiyadda ay leedahay doorashada deegaanka ee inagu soo fool leh.
  • Hawl-wadeenadii boqorka ka hooseeyey sidii aanu marba inyar u xidhaynay ayaanu ku wada gurnay jeel ku yaal xaafadda GOOFA, ma garran karo sida uu boqorku ahaa, waayo iyadoo aanu shaqaalihiisa oo dhan xabsiga ku guray, hadana wax diidmo ah nooma uu jirin.