Qeexid
"Laba qof ama ka badan oo wax isku haya wada hadalsiin."
[-iiyay, -iisay]
garransi iyay
garransi isay
f.g2"Laba qof ama ka badan oo wax isku haya wada hadalsiin."
Wadaag:
Cid wax xusuusin.
Cid wax ka dhaadhicin.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Dood loogu xaqsooray laba dhinac oo arrin isku haaya.
ld garramid.
m.l
Wadaag:
Cid wax ay ka cabanayso uga garaabid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Guntinta isu haysa labada dacal ee sare ee guntiino iwm.
Dagta laga xirto guntiino iwm. ld garxir.
m.l
Wadaag:
(-raabay, -rowday; -raabi) U g.: qof wax sameeyey, arrinta ama sababta ku jiidey, inaan laga fursan karin oo ay garti ahayd aqoonsasho, u qirid.
f.mg1
Wadaag:
Nooc cawska xooluhu daaqaan ka mid ah.
Gebi leh cusbo xooluhu ka leefaan. ld garrow.
m.l
Wadaag:
U g.: cid garraar u xirid (haween).
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag: