Qeexid
"Nooc cawska xooluhu daaqaan ka mid ah."
Qeexid Xigta
Gebi leh cusbo xooluhu ka leefaan. ld garrow.
"Nooc cawska xooluhu daaqaan ka mid ah."
Gebi leh cusbo xooluhu ka leefaan. ld garrow.
Wadaag:
(-raabay, -rowday; -raabi) U g.: qof wax sameeyey, arrinta ama sababta ku jiidey, inaan laga fursan karin oo ay garti ahayd aqoonsasho, u qirid.
f.mg1
Wadaag:
Guntinta isu haysa labada dacal ee sare ee guntiino iwm.
Dagta laga xirto guntiino iwm. ld garxir.
m.l
Wadaag:
Dood loogu xaqsooray laba dhinac oo arrin isku haaya.
ld garramid.
m.l
Wadaag:
U g.: cid garraar u xirid (haween).
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhagxan yaryar oo wax lagu dhiso; quruurux; jaay.
Turumbo.
m.dh
Wadaag:
Laba qof ama ka badan oo wax isku haya wada hadalsiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Badar aan aad u bislaan.
Shaah caddays ku yar yahay.
Miro aan aad u bislaan.
m.l.kh
Wadaag: