Qeexid
"Raadka ay cabbidda iyo cuntada qaarkeed afka ku reebaan. ld karriin."
"Raadka ay cabbidda iyo cuntada qaarkeed afka ku reebaan. ld karriin."
Wadaag:
Dhagxan yaryar oo wax lagu dhiso; quruurux; jaay.
Turumbo.
m.dh
Wadaag:
(-iimo, m.l) Hadal aan qorrayn oo qof loo dhiibo si uu u gaarsiiyo qof kale; adeeg.
m.dh
Wadaag:
Midab dadka u gaar ah oo u dhexeeya casaan iyo madowga.
m.l
Wadaag:
Nafley tiiraanyo ka muuqato ahaansho.
Cunto ka caanadiidid.
f.mg1
Wadaag: